DAAWO: Wax kasta oo aad uga baahan tahay guruubka B ee Euro 2016

(Zurich) 01 Juunyo 2016 – Waxaa 10-ka bisha soo aaddan ee Juun toos u furmi doona tartanka Qaramada Yurub oo xagaagan ku qabsoomi doona dalka Faransiiska.

Waxaan haddaba doonaynaa inaannu inta uusan tartanku bilaabmin aan marba dhinac idinka tusno koobka iyo dalalka ka qaybgelaya si aad uga sii bogataan xogaha ku saaban Euro 2016 iyo 24-ka dal ee ka qayb gelaya, waxaanad horay u aragteen guruubka A.

Waxaan haddaba markan eegaynaa wareegga B oo ay ku mideeysan yihiin dalalka England, Russia, Slovakia iyo Wales ee hoos ka daawo.

b

 

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close