Month: June 2016
-
Spain
Neymar oo ugu dambayn go’aansaday Mustaqbalkiisa kooxda Barcelona
(Barcelona) 01 Luuliyo 2016 – Xiddiga xulka qaranka Brazil ayaa la la xiriirinayey inuu ka dhaqaaqi doono kooxda Catalan xagaagan,…
Read More » -
Euro 2016
EURO 2016: Yuu xulka Portugal ku beegmayaa wareegga siddeed dhammaadka, yaase loo doortay Man Of The Match?
(Lyon) 01 Luuliyo 2016 – Xulka qaranka Portugal ayaa kulankii dhawaa ee wareegga siddeed dhammaadka koobka qaramada Yurub ee Euro…
Read More » -
Euro 2016
EURO 2016: Ciyaar la isku daalay kaddib xulka Portugal oo garaacay Poland una gudbay afar dhammaadka tartanka + Sawirro
(Paris) 01 Luuliyo 2016 – Xulka qaranka Portugal ayaa ciyaar la isku daalay oo ka tirsanayd wareegga siddeed dhammaadka Euro…
Read More » -
Suuqa
Jariirada France ee L’Equipe oo qishtay in Pogba hayo raadkii Ibra iyo Mkhitaryan! Waatan shaxda Mourinho oo ay saadaaliyen…..
(Paris) 30 Juunyo 2016. Majalada caanka ah ee u dhuun duleesha arimaha ciyaaraha ee France L’Equipe ayaa saadaal ka bixisay…
Read More » -
Wararka
Gary Linker oo ku soo dhaweyey Zlatan Ibrahimovic Premier League
(London) 30 Juunyo 2016. Weeraryahankii hore ee England Gary Lineker ayaa sheegay “Waxa ay raaxo wanaagsan” Premier League haysashada Zlatan…
Read More » -
Suuqa
XAN LA IS KALA TAG! Hadii aad tahay taageere United- ah ka doono Funaanada saxiixa cusub ee Manchester United dukaankooda hadii kale Website-kooda rasmiga ah ayaa qaldamay!
(Manchester) 30 Juunyo 2016. MANCHESTER UNITED waxa ay rideen taxane xayeesiinta funaanada Henrikh Mkhitaryan oo ay ku soo daabacen Website-kooa…
Read More » -
Spain
CAQLI BADANAA: Bal DAAWO jawaabta Mesut Ozil mar la waydiiyay su’aasha ma dhammaatada ah ee kee fiican Ronaldo iyo Messi?!!!!
(Europe) 29 Juunyo 2016. Waa su’aal ma dhammaato ah waxaa la waydiiyaa cid kasta oo wax ka garaneysa kubbada cagta…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
CIYAAR KALA BAX AH: Xiriirrada kubadda cagta Yurub iyo Ameerika oo mabda’ ahaan isku raacay arrin muhim ah! (UEFA vs Conmebol)
(Assuncion) 30 Juunyo 2016 – Chile, ayaa dhowaantan ku guulaystey Koobka Ameerika, wuxuuna wajihi doonaa xulkii hanta Koobka Qaramada Yurub…
Read More » -
Spain
Barcelona oo markii ugu horaysay ka hadashay go’aankii Messi uu uga fariistay ciyaaraha caalamiga ah
(Barcelona) 30 Juunyo 2016 Kooxda Barcelona ayaa markii ugu horaysay ka hadashay go’aankii uu laacibkooda Lionel Messi uu uga fariistay ciyaaraha…
Read More » -
Wararka
GOOGOOSKA: Poland vs Portugal 1-1 (3-5) Ronaldo & raggiisa oo rigoore kusoo baxay
TOOS Stade Vélodrome Poland: Fabianski, Piszczek, Glik, Pazdan, Jedrzejczyk, Blaszczykowski, Krychowiak, Maczynski, Grosicki, Milik, Lewandowski. Kaydka: Szczesny, Cionek, Jodlowiec, Linetty, Stepinski, Wawrzyniak, Peszko,…
Read More »