RASMI: Xulka Talyaaniga ku meteleya Euro 2016 oo lagu dhawaaqay (Arag lambarrada)

(Roma) 31 Maajo 2016 – Xulka Talyaaniga ee ka qayb gelaya Euro 2016, ayaa si rasmi ah loogu dhawaaqay kaasoo ka kooban 23-laacib waxaana ku jira Eder, Federico Bernardeschi, Daniele De Rossi iyo Thiago Motta.

Antonio Conte ayaa xulka uga dhawaaqay TV-ga Rai Uno isagoo leh: “Go’aanno ayaa la gaarey, in badan baannu ka fikirney, sida ay aniga ila tahay go’aankaygu waa cad yahay,”.

Waxaa dookhyada lala yaabay ee Conte ka mid ah in xulka laga cunay laacibka khadka dhexe ee Napoli ee Jorginho iyo dhiggiisa AC Milan ee Giacomo Bonaventura oo sanadkan aad u cadcaddaa, waxaa sidoo kale dhaawaca ku biiray kabtanka Milan ee Riccardo Montolivo ee hoos ka eeg.

Xulka Talyaaniga ee Euro 2016: 1 Buffon, 2 De Sciglio, 3 Chiellini, 4 Darmian, 5 Ogbonna, 6 Candreva, 7 Zaza, 8 Florenzi, 9 Pelle’, 10 Motta, 11 Immobile, 12 Sirigu, 13 Marchetti, 14 Sturaro, 15 Barzagli, 16 De Rossi, 17 Eder, 18 Parolo, 19 Bonucci, 20 Insigne, 21 Bernardeschi, 22 El Shaarawy, 23 Giaccherini

Kaydka loo yeeri karo: Benassi, Rugani, Zappacosta

b

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close