DEG DEG: Rashford oo lagu soo daray xulka kama dambeysta ee England u matalaya Euro 2016…(Ka bogo lambarada ay xiranayaan)

enlll

(England) 31 Maajo 2016. Waxaa goor dhow lagu dhawaaqay xulka kama dambeysta ee 23-ka laacib ee xulka England u matalaya koobka Euro 2016 ee dhawaan ka bilaabanaya dalka Faransiiska.

Marcus Rashford ayaa sida la filayayba la magacaabay halka sidoo kale loo yeeray Daniel Sturridge oo dhaawac looga cabsi qabay laakiin waxaa la reebay Fabien Delph, Danny Drinkwater iyo Andros Townsend.

Xulka lagu naaneyso saddexda libaax ayaa kulankooda ugu horreeyay  ee Euro 2016 la yeelan doona xulka Russia on 11-ka June  iyagoo ku ciyaari doona magaalada Marseille  ee dalka Faransiiska.

Halka hoose ka eeg 23-la laacib ee England u mataleysa Euro 2016 iyo waliba lambarada ay xiranayaan:

england england1

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close