Michael Carrick oo ku raja weyn in uu joogayo Manchester United

29EBE4C28B4D40E0BF89CE561FE58EA5.ashx

(Manchester) 30 Maajo 2016. Michael Carrick waxa uu sheegay in uu aad ugu rajo weyn yahay joogida Manchester United iyo in Jose Mourinho uu shaqadiisa ceshan doono xilli ciyaaeedka dambe.

Sida ay iminka wax yihiin, laacibka khadka dhexe waxa uu noqon doonaa mid xor ah hadii uu dhoco qandaraaska uu kula jiro Old Trafford bisha dambe.

Hase yeshee, 34 jirka waxa uu qishay in uu doonayo ka hoos shaqeynta Mourinho, kaas loo jimcihii loo magacaabay xilka tababare ee United jimcihii.

“Ma hubo sida dhabta ah ee ay xaalada tahay iyo cida uu keenayo, wax sidaas oo kale ah, waana in aan sugnaa oo an aragnaa taas,” ayuu u sheegay Sky Sports News.

“Aniga, waxaan ku rajaweynahay, wali ma jiro war  waana in aan sugnaa oo aragnaa waxa dhaca toddobaadka dambe.”

Waxaa dhowaan soo baxayey in Mourinho uu amray qandaraas kordhinta xiddigii hore ee Tottenham Hotspur.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close