KOOXDA RIYADA: Ka bogo kooxda riyada ee Franco Baresi

(Roma) 30 Maajo 2016 – Daafici birta ahaa ee AC Milan iyo xulka talyaaniga ee Franco Baresi ayaa soo bandhigay xulkiisa riyada oo ay ku jiraan xiddigo hadda iyo horraanba ciyaari jirey.

Halyeeygan reer Talyaani ayaa wuxuu soo qaatay rag ay badankood isla ciyaari jireen waayihii ay kubaddu gaartey heerka farsamo ee ugu sarreeysa ee 80-meeyadii iyo horraantii 90-meeyadii.

Waxaana shaxdan oo u qaabaysan qaabka 4-2-3-1 ka dhex muuqda jookarrada soo socda, lkn sida muuqata webka Goal.com oo aan sawirka kasoo qaadannay wuxuu khaldan calaamadda Buffon oo uu ka dhigay midda xulka Spain:

KOOXDA RIYADA (4-2-3-1): Buffon; Lahm, Puyol, Beckenbauer, Maldini; Pirlo, Zidane; Van Basten, Platini, Platini, Iniesta, Henry.

Untitled

b

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close