DAAWO: Real Madrid oo garoonkeeda ugu dabbaal degtey guushii CL

(Madrid) 30 Maajo 2016 – Kooxda Real Madrid oo Sabtigii noqotay horyaallada Yurub markeedii 11-aad oo rikoodh kale ah ayaa xaflad heer sare ah kusoo bandhigtay u dabaal degista guushaasi taariikhiga ah.

Xafladdan ayaa ku qabsoontay gegada caanka ah ee Santiago Bernabeu oo ah garoonka rasmiga ah ee ay kooxdani ku leedahay magaalada Madrid.

Haddaba, halkan hoose kaga bogo xiddigaha kooxda oo mid mid loogu yeerayo si loo maamuuso guusha taariikhiga ah ee ay gaareen.

b

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close