Cameron Borthwick-Jackson oo qandaraas cusub u saxiixaya Manchester United

FBL-ENG-PR-MAN UTD-WEST BROM

(Manchester) 30 Maajo 2016. Da’yarka daafaca uga dheela Manchester United Cameron Borthwick-Jackson ayaa qarka u saaran in uu heshiis cusub u saxiixo kooxda.

Daafaca ka dheela dambeedka biddix waxa uu ku soo hana qaaay safka hore labadii sano ee uu Old Trafford ka ariminayey Louis Van Gaal.

19 jirka waxa uu sameeyey bandhigyo il qabasho leh waxa ayna taas keentay in hada diyaar loola noqdo in loo kordhiyo hehsiiska.

Dhowaanw waxaa heshiis afar sano ah kooxda qalinka ugu duugay Marcus Rashord waxaana sida la filayo ku xigi doona Cameron Borthwick-Jackson.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close