Day: May 29, 2016
-
Wararka
DAAWO: Falcelintii baraha bulshada ee final-ka CL (Xiddigaha waawayn & Twitter-ka)
(Milano) 29 Maajo 2016 – Waxaa xalay KHY hanatay kooxda Real Madrid oo markii 11-aad oo rikoodh kale ah qaadday…
Read More » -
Wararka
DAAWO: 10-ka laacib ee ugu guusha badan Koobka Horyaallada Yurub ee CL
(Zurich) 29 Maajo 2016 – Waxaa xalay lasoo afmeeray KHY oo ay markeedii 11-aad hanatay kooxda Real Madrid oo kooxda…
Read More » -
Wararka
GOOGOOSKA & SAWIRRADA: Italy vs Scotland 1-0 (Shaxda sugan)
Italy: Buffon; Barzagli, Bonucci, Chiellini; Candreva, Florenzi, De Rossi, Giaccherini, Darmian; Pelle’, Eder Kaydka Italy: Sirigu, Marchetti, Astori, Rugani, Ogbonna,…
Read More » -
Wararka
DAAWO: Wax kasta oo aad uga baahan tahay Euro 2016
(Zurich) 29 Maajo 2016 – Waxaa 10-ka bisha Juun dalka Faransiiska ka bilaabmi doona dufcaddii 15-aad ee Koobka Qaramada Yurub…
Read More » -
Wararka
GOOGOOSKA: Spain vs Bosnia Herzogovina 3-1 (Spain oo Bosnia ku barbaratay)
Spain vs Bosnia Herzogovina 3-1 Gool FM
Read More » -
Wararka
GOOGOOSKA: Germany vs Slovakia 1-3 (Jarmanka oo gurigooda lagu jiidey)
Germany vs Slovakia 1-3 Gool FM
Read More » -
Wararka
-
Bannaanka Garoonka
XOG: Maalintee la saxiixayaa heshiiska iibka AC Milan
(Milano) 29 Maajo 2016 – Sida uu qorayo China Daily, Silvio Berlusconi wuxuu baaqi kusii ahaanayaa madaxwaynenimada AC Milan, balse…
Read More » -
England
Ronald Koeman oo aan la dhicin qaabkii Man United ay ku cayrisay tababare Van Gaal
(Manchester) 29 Maajo 2016 Man Unitede ayaa iska cayrisay tababareheedii hore ee Louis Van Gaal kadib markii uu u qaaday koobka…
Read More » -
Soomaaliya
Xiriirka kubadda Koleyga Aduunka oo Soomaaliya usoo diray khabiir kormeeraya heerka ay mareeyso kubadda Koleyga dalku +Sawirro
(Muqdisho) 29 Maajo 2016. Xiriirka kubadda Koleyga Aduunka oo Soomaaliya usoo diray qabiir kormeer ku sameya heerkaay mareyso kubadda Koleyga…
Read More »