KARTUUNKA MAANTA: Shaxda Atletico Madrid ay caawa garoonka ku soo gali doonto final-ka Champions League

(Milano) 28 Maajo 2016 – Kooxaha Atletico Madrid iyo Real Madrid ayaa caawa wada ciyaari doona kulanka kama dambaysta ah ee final-ka Champions League, Atletico Madrid ayaana la filayaa inay qaab difaaceed ku soo gasho garoonka.

Shabakadda goal.com ayaa shaxda ay garoonka ku soo geli doonto oo ah mid qaab difaaceed ah kooxda Diego Simeone ku muujisay Kartuunta maanta oo uu farsameeyey farshaxamiistaha caanka ah Omar Momani ee halkaan hoose ka eeg:-

cartoon-champions-league-final-tactics_4ydf3qpgrw0t11457vvk14ljl

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close