DHEGEYSO: Farxaan Xalane, Danjire Cali Ameeriko iyo Salmaan Jamaal yay caawa la jiraan final-ka CL?

(Gool FM) 28 Maajo 2016 – Waxaa caawa lasoo afmeeri doonaa final-ka CL, waxaana ku ballansan kooxaha Real Madrid vs Atletico Madrid oo ciyaari doona garoonka San Siro ee magaalada Milano.

Haddaba, si ay dadku uga bogtaan waxaannu waraysiyo kulankan adag kala yeelannay dad ciyaaraha la socda waxaana markan waraysannay danjirihii hore ee Somalia ku meteli jirey Kenya Md Maxamed Ali Nuur Ameeriko Minneapolis, MN, Farxaan Cali XALANE oo ah nin ciyaaraha wax ka qora kuna nool Kungsvinger, Norway iyo Salmaan Jamaal Siciid oo ah weriye ka tirsan Universal TV kuna sugan Istanbul, Turkey.

CL2016

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close