Kooxda Real Madrid oo caga dhigatay magaalada Milano ka hor kulanka kama dambeysta berrito ee Champions League… + SAWIRRO

(Milano) 27 Maajo 2016 – Kooxda Real Madrid ee Waddanka Spain ayaa goor dhoweyd ka dagay magaalada Milano ee dalka Talyaaniga halkaa oo ay berrito final-ka Champions League kula yeelan doonto berrito kooxda ay ku coltamaan Madrid ee Atletico Madrid.
U jeedka kooxda Real Madrid ayaa ah inay ku guuleysataa koobkeedii 11 ee Champions League.
SAWIRRO:
Gool FM.