Koox shidan oo laga sameeyay xiddigaha ka qeyb galaya Euro 2016 + SAWIRRO

(Yurub) 27 Maajo 2016 – Tartanka qaramada Yurub ayaa sanadkan 2016 waxaa ku ballansan xulal adag, waxaana sida qorshuhu yahay daaha laga rogayaa 10 bisha June ee soo aaddan, isagoo soconaya ilaa 10 bisha July 2016.

Haddaba waxaan halkaan hoose ku eegeynaa koox shidan oo 11 ciyaaryahan ah oo laga sameeyey xidigaha sanadkaan ka qeyb galaya Euro 2016.

Kooxdan shidan waxaa nasiib u yeelan waayey oo seegay Goolhaye Manuel Neuer, Juanfran, Harry Kane iyo Andres Iniesta, waxaana shaxdan soo bandhigay Jariiradda Daily Star.

David de Gea

1

Nathaniel Clyne

2

Sergio Ramos

CB: Sergio Ramos - He might be hot-headed but Real Madrid and Spain star Ramos is a true leader and excellent defender who can play good football and do the dirty work too

Mats Hummels

4

David Alaba

LB: David Alaba - Plays in midfield for Austria, and is a good centre-back too, but he is surely the best left-back in the world. His long-range shot takes some stopping

Thomas Müller

6

Paul Pogba

7

Ivan Rakitić

CM: Ivan Rakitic - The Barcelona man forms a brilliant partnership with Luka Modric in the centre of Croatia's midfield. A dynamic, attack-minded presence

Cristiano Ronaldo

9

Zlatan Ibrahimović

10

Robert Lewandowski

11

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close