DEG DEG: Man United oo xaqiijisay inay saddex sano ka saxiixatay Jose Mourinho

(Manchester) 27 Maajo 2016. Jose Mourinho ayaa loo magacaabay tababaraha Manchester United isaga oo saxiixay qandaraas saddex sano ah.

53 jirka u dhashay Portugal, uu si bilic leh ugu labisan SUUT ayaa shalay galab ku soo laabtay gurigiisa ku yaal bartamaha London kaddib markii uu soo saxiixay qandaraaska.

Tababarihii hore ee Chelsea iyo Real Madrid ayaa badalaya Louis Van Gaal kaas oo la eryay isniintii kaddib laba sano oo uu shaqada hayey.

Mourinho Mourinho waxaa shaqadan lala xiriirinayey muddo magacaabistiisana waxa ay imaneysaa maal ay kaddib wada xaajoodyo u dhexeeyey labada xisbi.

mo6

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close