CHAMPIONS LEAGUE: Real Madrid oo u duushay Milan ka hor kulanka kama dambeysta ee berito..+SAWIRRO

(Madrid) 27 Maajo 2016. Real Madrid ayaa u duushay magaalada Milano ee dalka Talyaaniga halkaa oo ay berito final ka Champions League kula yeelan doonto kooxda ay ku coltamaan Madrid ee Atletico Madrid.

U jeedka Real Madrid waa inay ku guuleysataa koobkeedii 11 ee Champions League.

SAWIRRO:

Cjc7-PLUoAIe6AB Cjc7-PMUkAAhcWM Cjc7-PSUoAAd2VA Cjc7-PTUkAAbAmH Real real1

real3

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close