CHAMPIONS LEAGUE: Atletico Madrid oo ka dagatay Milano ka hor kulanka berito ee Final-ka Champions League..+SAWIRRO

at

(Milano) 27 Maajo 2016. Xiddigaha Atletico Madrid ayaa ka soo dagay garoonka diyaaradaha ee Barajas shalay oo khamiis ahayd iyagoo diyaar u ah kulanka berito ee Final ka Champions League ay la yeelan doonaan Real Madrid.

Atletico ayaa u jeedkuudo yahay inay ka aargutaan Real Madrid oo ka qaaday Champions League labo sano ka hor.

SAWIRRO:

at17 at16 at15 at9 at10 at12 at13 at14 at4 at5 at6 at7 at8 at3 at2 at1

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close