TACSI TIIRAANYO: Bahda Gool FM oo u tacsiyeeynaysa weriye Cabdullaahi Baliil

(Muqdisho) 26 Maajo 2016INNAA LILLAAH WA INNAA ILEYSHI RAAJICUUN: Maamulka, hoowlwadeenka iyo dhamaan shaqaalaha hay’adda warbaahinta Gool FM waxay tacsi tiiraanyo leh halkan uga dirayaan Cabdullaahi Xasan Suleymaan (Baliil), oo ay soddohdii Maryan Cabdi Maxamed caawa ku geeriyootay magaalada Muqdisho, Ra’uufku raxmad ha siiyo iyagana samir iyo iimaan, Habeen Jimce ah oo kheyr badan ayaa ILAAHAY oofsaday waxaana leeyahay Janadii Udgooneyd kuwa looga furo albaabada ILAAHAY hakaa dhigo ‪‎INSHA ALLAAH‬ Kitaabkeeda Midigta ALLAHA ka siiyo… Aamin aamiin aamiin.

b

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close