Labiska 16-ka xul ee ka qayb galaya Copa America 2016 oo la shaaciyay (SAWIRRO)

(America) 26 Maajo 2016 Copa America 2016 oo lagu marti galin doono maraykanka ayaa bilaaban doona 4-ta bisha 6-aad ee June.
16-ka xulka ee ka qayb galaya koobka ayaa la soo saaray labiskooda ka hor bilaabashadiisa kaas oo socon doona (4 ilaa 26-ka June).
Group A:
1-USA.
2-Colombia.
3-Costa Rica.
4-Paraguay.
Group B:
1-Brazil.
2-Ecuador.
3-Haiti.
4-Peru.
Group C:
1-Mexico.
2-Uruguay.
3-Jamaica.
4-Venezuela.
Group D:
1-Argentina.
2-Chile.
3-Panama.
4-Bolivia.
Gool FM