Florentino Perez oo diyaariyey qorshe dhabar jebin ku ah Zidane

(Madrid) 26 Maajo 2016 – Sida uu werinayo warsidaha Sportmediaset.it, Florentino Perez oo ah kaabbaha kooxda Real Madrid ayaa diyaariyey qorseh 2-aad cajiib ah.

Badrooniga Real Madrid oo lagu tilmaamo nin riishadda farta ku haya ayaa haddii uu lacalla fashil ku dhamaado qorshaha ay kooxdiisu ku raadineyso koobkeedii 11-aad ee Undecima  ee Champions League waxaa la sheegayaa inuu u weecan doono dhanka macallinka Sevilla ee Unai Emery.

Macallinka ayaa waxaa sidoo kale dooneysa kooxda ay ka jajaban tahay ee AC Milan.

florentino-perez

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close