Day: May 26, 2016
-
Ameerika
ICC: Madasha & maalmaha ay ciyaarayaan kooxaha AC Milan, Real, Inter, Bayern Munich, Liverpool, PSG, Chelsea iyo kuwo kale oo la shaaciyey!
(New York) 26 Maajo 2016 – Kooxo ay ka mid yihiin AC Milan, Bayern Munich, Liverpool, Real, Inter, PSG iyo…
Read More » -
Wararka
TACSI TIIRAANYO: Bahda Gool FM oo u tacsiyeeynaysa weriye Cabdullaahi Baliil
(Muqdisho) 26 Maajo 2016 – INNAA LILLAAH WA INNAA ILEYSHI RAAJICUUN: Maamulka, hoowlwadeenka iyo dhamaan shaqaalaha hay’adda warbaahinta Gool FM…
Read More » -
Aasiya
XOG: Chinese-ka oo u dhow inay Milan iibsadaan (China Daily)
(Milano) 26 Maajo 2016 – Wararka laga helayo dalka China ayaa sheegaya in heshiis laga gaarey heshiis is afgarad ah…
Read More » -
Wararka
Shaqaalaha dukaanka Manchester United oo u diiday taageereyaasha kooxda in ay u sameeyaan maaliyad ay ku qoran tahay ‘Ibrahimovic’ oo lambarka sagaalaad ah…Ogow sababta
(Manchester) 26 Maajo 2016. Masuuliyiinta Manchester United waxa ay diideen in ay sameyaan maaliyad ay ku daabacan tahay ‘Ibrahimovic 9’…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Aqriso sida ay uga calool xumaadeen jamaahiirta Chelsea Jose Mourinho markii lagu dhawaaqay in uu ku biiray Manchester United [Twitter-ro shidan!]
(London) 26 Maajo 2016.Tababarihii hore ee Chelsea Jose Mourinho ayaa loo magacaabay xilka tababare ee Manchester United. United waxa ay…
Read More » -
Wararka
MAQAAL: Kaddib magacaabidii Mourinho iyo Ibrahimovic oo la filayo in uu ku xigo, sidee ayey noqon doontaa shaxda United 2016-17?
(Manchester) 26 Maajo 2016. Zlatan Ibrahimovic waxa uu u sheegay saxaafada in uu tiro dalabyo ah helay balse uu gaaray…
Read More » -
England
DEG DEG: Jose Mourinho oo loo magacaabay xilka tababare ee Manchester United
(Manchester) 26 Maajo 2016. JOSE MOURINHO waxaa loo magacaabay xilka tababare ee Manchester United. Sirtii ugu xumeyd ee kubadda cagta…
Read More » -
England
Ma dooneysaa inaad sameysato maaliyada Ibrahimovic ee Man United?, haddaba sug intuu kooxda uga soo biirayo haddii kale tan oo kale ayaa ku qabsaneysa…(EEG SAWIRKA)
(Manchester) 26 Maajo 2016. Taageerayaasha Man United waa inay sugaan inta uu kooxda ugu soo biirayo Zlatan Ibrahimovic haddii ay…
Read More » -
England
Warbixin: Waa kee ciyaaryahanka caanka ah ee xulkiisa Ingiriiska ka doortay jaceylkiisa? + SAWIRRO
(England) 26 Maajo 2016 – Weeraryahanka kooxda Leicester City ee dhowaan ku guuleysatay Horyaalka Ingiriiska Jamie Vardy ayaa looga yeeray…
Read More » -
England
Waa halkee JOSE MOURINHO????…(Malaha wuxuu u socdaa inuu qallinka ku soo duugo heshiiska Man United+SAWIRRO
(Manchester) 26 Maajo 2016. Waxaa goor dhaweyd la sawiray Jose Mourinho oo ka baxaya gurigiisa ku yaala galbeedka London laakiin…
Read More »