Ka bogo xiddigihii ugu qaalisanaa kooxda Arsenal ka hor saxiixooda cusub ee Granit Xhaka + SAWIRRO

Xhaka

(London) 25 Maajo 2016 – Kooxda Arsenal ayaa Granit Xhaka kala soo wareegtay naadiga Borussia Monchengladbach, waxaana ay ku soo qaadatay Adduun dhan 35 milyan oo bound.

Granit Xhaka waxa uu noqday saxiixii saddexaad ee ugu qaalisanaa Arsenal, waxaana uu ka dambeeyaa Mesut Ozil iyo Alexis Sanchez.

Hadda waxaan halkaan hoose ku eegeynaa kaddib 23-sano jirkaan khadka dhexe 10-kii saxiix ee ugu qaalisanaa oo uu soo iibsaday tababare Arsene Wenger iyo qiimaha xiddig waliba lagula soo wareegay:-

1- Mesut Ozil (£42.5m)

Ozil

2- Alexis Sanchez (£35m)

Alexis-Sanchez-Arsenal

3- Jose Antonio Reyes (£18m)

Reyes

4- Santi Cazorla (£16.5m)

cazorla04

5- Danny Welbeck (£16m)

Welbeck

6- Calum Chambers (£16m)

Chambers2

7- Andrey Arshavin (15m)

Arshavin

8- Sylvain Wiltord (£13m)

Sylvain Wiltord

9- Olivier Giroud (£12m)

Giroud

10- Alex Oxlade-Chamberlain (£12m)

Chamberlain

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close