EEG: Sida ay u muuqaneyso SHAXDA Arsenal marka lagu daro saxiixooda cusub ee Grant Xhaka

koooooox

(London) 25 Maajo 2016. Arsenal ayaa dhameystirtay heshiiska laacibka qadka dhexe ee Borussia Monchengladbac Grant Xhaka

23-jirkan ayaa soo gaaray xerada tababarka Gunners jimcihii si uu u maro tijaabada caafimaad isla markaana dhameystiro waxyaabaha ugu dambeeya ee heshiiska afarta sano.

Wuxuu kooxdiisa cusub u xiran doonaa lambarka uu markasta u xirto kooxduu ku biiro ee 34-aad, Francis Coquelin ayaana ogolaaday inuu lambarka u baneeyo laacibka ay kooxdiisu ku soo iibsatay adduunka dhan 33.1-milyan oo bound.

Haddaba hoos ka eeg sida ay suuro galka tahay inay u muuqan doonto shaxda Arsenal marka lagu daro saxiixooda cusub:

shaxda

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close