Daawo xiddigaha England oo ku kulmay Manchester kahor kulanka is kululeyska ah ee ay la leeyihiin Australia

article-3608684-349A5B0900000578-311_636x421

(Manchester) 25 Maajo 2016. Safka England ee Roy Hodgson waxa ay ku kulmeen Hotel-ka Lowry ee Manchester arbacadii [Maanta] kahor kulanka isk kululeyska ah ee ay Ausralia uga hor iman doona kahor Euro 2016.

Kaddib markii ay 2-1 uga badiyeen Turkey kulankii ay axadii Ethihad Stadium kula dheleen, goolal ay u kala dhaliyeen Harry Kane iyo Jimie Vardy –  xulka saddexdda Libaax waxa ay iminka isha ku hayaan ay habeenka jimcaha ah gegida Light  ku qaabilaan Socceroos.

Kaddib kulankan, England waxa ay toddobaadka dambe, khamiista Wembley kula ciyaari doonaan Portugal deedna waxa ay isu diyaarin doonaan kulankooda ugu horeeya ee Group-ka B ee fooda ku dari doonaan Russia.

DAAWO

1 3 5 6 7 8 9 349A44AF00000578-3608684-image-m-96_1464182627548 349A456D00000578-3608684-image-m-88_1464182506965 349A443900000578-3608684-image-a-97_1464182636358

 

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close