Day: May 25, 2016
-
Spain
Laacib ku dhaqaaqay tillaabo ay la yaabi doonaan taageerayaasha Real Madrid
(Napoli) 25 Maajo 2016 – Jose Maria Callejon ayaa isu bandhigay kooxda Barcelona, sida uu sheegayo warsidaha Sport, balse Napoli…
Read More » -
Italy
Berlusconi oo markii ugu horreeysey si toos ah uga hadlay iibka AC Milan
(Milano) 25 Maajo 2016 – Silvio Berlusconi ayaa doonaya inuu “iibiyo kooxda Milan, balse waa inuu go’aanka ugu dambeeyaa noqdaa…
Read More » -
Wararka
Daawo xiddigaha England oo ku kulmay Manchester kahor kulanka is kululeyska ah ee ay la leeyihiin Australia
(Manchester) 25 Maajo 2016. Safka England ee Roy Hodgson waxa ay ku kulmeen Hotel-ka Lowry ee Manchester arbacadii [Maanta] kahor…
Read More » -
England
AQRISO: Wax kasta oo aad uga baahan tahay inaad ka ogaato xiddiga cusub ee Arsenal Granit Xhaka
(London) 25 Maajo 2016. Arsenal ayaa maanta si rasmi ah u shaacisay inay la soo wareegtay Xiddiga qadka dhexe ee naadiga…
Read More » -
England
EEG FARIINTA: Jose Mourinho waa macallinka cusub ee Man United
(London) 25 Maajo 2016. Waxaa saacadba saacada ka dambeysa isa soo taraya oo meel fiican sii gaaraya sheekada Jose Mourinho…
Read More » -
England
Ka bogo xiddigihii ugu qaalisanaa kooxda Arsenal ka hor saxiixooda cusub ee Granit Xhaka + SAWIRRO
(London) 25 Maajo 2016 – Kooxda Arsenal ayaa Granit Xhaka kala soo wareegtay naadiga Borussia Monchengladbach, waxaana ay ku soo…
Read More » -
Spain
Waa tee kooxda uu doonayo Cristiano Ronaldo inuu ku soo gabo gabeeyo waayihiisa ciyaareed?
(Madrid) 25 Maajo 2016. Laacibka Real Madrid Cristiano Ronaldo ayaa kula jooga kooxda reer Spain heshiis ka dhacaya ilaa 2018-da.…
Read More » -
Wararka
Schweini: Qof walba in uu Mourinho u ciyaaro ayuu rabaa
(Manchester) 25 Maajo 2016. Bastian Schweinsteiger waxa uu aaminsan yahay in 2016-17 in uu ahaan doono mid la yaab leh…
Read More » -
England
EEG SAWIRKA: Malaha Baabuurkan waa kii Jose Mourinho u qaadi lahaa Man United
(London) 25 Maajo 2016. Waxaa la soo sawiray baabuur wata taargada Man United oo taagan guriga Jose Mourinho hortiisa malaha…
Read More » -
England
Inta uusan qaban Man United shaxdii ugu adkeyd oo laga sameeyey xiddigihii uu soo hoggaamiyey Jose Mourinho
(Yurub) 25 Maajo 2016 – Sida lagu wado kooxda Manchester United ayaa hoggaankeeda cusub ee tababarenimo u magacaabi doonta Jose…
Read More »