Xiddigaha da’yarta ah ee uu LVG siiyey safashadoodii ugu horeeysay ee kooxda kowaad (Debuts) oo aan kuu tirinay…..

Classof16

(Manchester) 24 Maajo 2016. Waa la eryey….Louis Van Gaal sida ay xaqiijisay Manchster United kahor inta uusan soo saarin warbixin arinkaas ka hadleysa.

Waxaa soo gaba gaboobay laba sano oo uu xilka tababare ee Old Trafford hayey inkastoo loo igmaday saddex!

Balse waxa ay jamaahiirta United ku xusuusan doonaan marka laga yimaado FA Cup-ka oo uu 12 sano kaddib u qaaday sabtidii?

Dabcan waa da’yartii uu siiyey fursadaha kooxda kowaad! Waa kuwee waase imisa?

LvGyoungsters

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close