DAAWO: Min mawaaqiirta uu Mou Man Utd u rabo ilaa laacibiinta ay raadinayaan kooxaha kale!

(Manchester) 24 Maajo 2016 – Waxaa shalay la eryey macallinkii Man Utd ee LvG oo kooxda u qaaday koobkeedii ugu horreeyey tan iyo tegistii waayeelkii SAF.

Jose Mourinho oo la fahsamsan yahay inuu kusoo beegan yahay Man Utd ayaa la soo saaray liiska laacibiinta laga yaabo inuu kooxda keeno xagaagan.

Haddaba hoos ka eeg laacibiintaasi laga yaabo.

b

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close