Day: May 24, 2016
-
Suuqa
DAAWO: Min mawaaqiirta uu Mou Man Utd u rabo ilaa laacibiinta ay raadinayaan kooxaha kale!
(Manchester) 24 Maajo 2016 – Waxaa shalay la eryey macallinkii Man Utd ee LvG oo kooxda u qaaday koobkeedii ugu…
Read More » -
England
“Ma ahayn in kooxda laga ceyriyo Van Gaal, waxaa loola dhaqmay si aan cadaalad ahayn.”. Laacib ka tirsan Man United oo difaacay mallinkiisa hore
(Manchester). 24 Maajo 2016. Tababare Louis van Gaal ayaa shalay loo tilmaamay albaabka Man United kaddib markii laga xayuubiyay xilka…
Read More » -
Suuqa
SAWIRRO: Laacibkii hore ee Man City Joey Barton oo ku biiray Rangers
(Scotland) 24 Maajo 2016. Naadiga Rangers ee ka dhisan dalka Scotland ayaa shaacisay inay la soo wareegtay laacibkii hore ee…
Read More » -
Spain
Alvaro Negredo oo isu bandhigay Milan & Inter!
(Valencia) 24 Maajo 2016 – Warar ka imanaya dhanka Spain ayaa sheegaya in wakiilka qannaaska Valencia ee Alvaro Negredo uu…
Read More » -
Spain
Dani Alves oo weeraray BOQORKA kubbada cagta ee Pele
(Catalonia) 24 Maajo 2016. Ma ahan wax cusub in la arko Dani Alves oo shaqsi weeraraya balse markan wuxuu ku…
Read More » -
Suuqa
SAWIRRO: Liverpool oo dhameystirtay heshiiska Loris Karius
(England) 24 Maajo 2016. Liverppol ayaa xaqiijisay 4.7-milyan oo bound ay kula soo saxiixatay goolhaye Loris Karius. Da’yarka reer Germany…
Read More » -
Ameerika
Xulka Brazil oo tababar ku samaynaya Los Angeles… (Daawo sawirrada)
(Los Angles) 24 Maajo 2016 – Xulka qaranka Brazil ayaa tababarkiisii ugu horreeyey oo uu ugu diyaar garoobayo Copa America…
Read More » -
Aragtida
ANAA KA HABOON MOURINHO! Geesi 50 jirsaday maanta oo dhulka la dhacay Jose isaga oo aman huwiyey Pep Guardiola!
(Manchester) 24 Maajo 2016. Eric Cantona waxa uu maanta u dabaal dagayey sanad guuradii ka soo waregtay dhalashadiisii 50-aad, wareysi…
Read More » -
England
Alexis Sanchez oo soo bandhigay sawir cadeyn u noqon kara inuu sii joogayo Arsenal
(London) 24 Maajo 2016 – Weeraryahanka kooxda kubadda cagta Arsenal ee Alexis Sanchez ayaa soo bandhigay sawir cadeyn u noqon…
Read More » -
England
XAN: Mourinho oo doonaya inuu Karim Benzema ku soo biiriyo Man United
(Manchester) 24 Maajo 2016 – Tababaraha qarka u saaran inuu hoggaanka u qabto kooxda Manchester United ayaa doonaya inuu Karim Benzema…
Read More »