Tababare Conte oo shaaciyay liiska horudhaca ah ee ciyaartoyda ka qaybgalaya Euro 2016

(Roma) 23 Maajo 2016 Tababare Antonio Conte ayaa si rasmi ah u shaaciyay liiska horudhaca ah ee ciyaartoyda ka qayb galaya koobka qaramada qaarada yurub ee 2016.

Antonio Conte ayaa shaaciyay liis ka kooban 30 laacib kuwaas oo isku diyaarin doona koobka qaramada qaarada yurub ka hor inta uusan ku dhawaaqin 24-ka laacib ee loobaahanyahay.

Sebastian Giovinco iyo Andrea Pirlo oo filayay in lagu soo dari doono liiskaan ayuu ka reebay tababaraha xulka talyaaniga 30-ka laacib ee uu sida horudhaca ah u magacaabay.

Pirlo & Giovinco out of Italy's Euro 2016 squad

Arqi liiska oo dhamaystiran:

Goolhaye: Gianluigi Buffon (Juventus), Federico Marchetti (Lazio), Salvatore Sirigu (Paris Saint-Germain).

Daafac: Davide Astori (Fiorentina), Andrea Barzagli (Juventus), Leonardo Bonucci (Juventus), Giorgio Chiellini (Juventus), Angelo Ogbonna (West Ham), Daniele Rugani (Juventus), Matteo Darmian (Manchester United), Mattia De Sciglio (Milan), Davide Zappacosta (Torino).

Qad dhexe: Marco Benassi (Torino), Giacomo Bonaventura (Milan), Daniele De Rossi (Roma), Alessandro Florenzi (Roma), Emanuele Giaccherini (Bologna), Jorginho (Napoli), Riccardo Montolivo (Milan), Thiago Motta (Paris Saint-Germain), Marco Parolo (Lazio), Stefano Sturaro (Juventus), Antonio Candreva (Lazio).

Weerar: Eder (Inter), Ciro Immobile (Torino), Lorenzo Insigne (Napoli), Graziano Pellè (Southampton), Simone Zaza (Juventus), Federico Bernardeschi (Fiorentina), Stephan El Shaarawy (Roma).

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close