MUUQAAL + SAWIRRO: Mats Hummels oo dhameystiray heshiiska uu ugu biirayo Bayern Munich

(Munich) 23 Maajo 2016. Daafaca reer Germany Hummels, 27-jir ayaa shan sano u saxiixay maanta kooxda Bayern Munich, laakiin inuu ku soo biiray kooxdan waxaan la xaqiijiyay horaantii bishan.

Labada naadi ayaa ku heshiiyay inaan la shaacin lacagaha lagula wareegay daafacan inkastoo la wariyay in Bayern ay bixisay adduun dhan 30-milyan oo bound.

MUUQAAL:

SAWIRRO:

humells humels humels

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close