Ka bogo KOOBABKA ay ku guuleysteen tababaraha laga ceyriyay Man United Van Gaal iyo midka soo socda ee Jose Mourinho

joose

(Manchester) 23 Maajo 2016. Waxaa xilka laga xayuubiyay tababare Louis van Gaal iyo waliba shaqaalihii ka hoos shaqeynayay ee Man United.

Jose Mourinho ayaa lagu wadaa in saacadaha soo socda ama beri oo talaada ah loo magacaabo xilkan.

Haddaba ka boggo koobabka ay ku kala guuleysteen labadan macallin ee midna laga ceyriyay Man United midna lagu wado in goor dhow loo magacaabo.

JOSE MOURINHO:

  koob1

VAN GAAL:

koob

 Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close