Day: May 23, 2016
-
Bannaanka Garoonka
Dadka ay dooneeyso dalladda Milan iibsan rabta oo durba lasii sheegay
(Milano) 23 Maajo 2016 – Waxaa soo noqnoqonaya warar sheegaya in Unai Emery uu noqon doono ninka 1-aad ee ay…
Read More » -
Wararka
Twitter-ka oo isla kacay kaddib warka sheegaya in Zlatan Ibrahimovic uu ku biiray Man United…(Aqriso wixii ay ka yiraahdeen taageerayaasha Red Devils)
(Manchester) 23 Maajo 2016. Jariiradda reer Holland ee De Telegraaf ayaa warineysa in Zlatan Ibrahimovic uu xiran doono maaliyaada gaduudan…
Read More » -
Germany
MUUQAAL + SAWIRRO: Mats Hummels oo dhameystiray heshiiska uu ugu biirayo Bayern Munich
(Munich) 23 Maajo 2016. Daafaca reer Germany Hummels, 27-jir ayaa shan sano u saxiixay maanta kooxda Bayern Munich, laakiin inuu…
Read More » -
Suuqa
SHEEKO CUSUB: Zlatan Ibrahimovic oo ku biiray Man United
(Holland) 23 Maajo 2016. Zlatan Ibrahimovic ayaa horaantii bishan xaqiiijiyay inuusan heshiis cusub u saxiixin PSG isla markaana ka tagayo…
Read More » -
England
“Waa maxay sababta la iiga ceyriyay shaqada?,” Van Gaal oo jawaabta su’aashan uga fadhiya maamulka Man United
(Manchester) 23 Maajo 2016. Van Gaal ayay ka dagi la’dahay in laga qaaday xilka Man United wuxuuna uga fadhiyaa maamulka…
Read More » -
England
Tani ma tahay QISHKII ugu waynaa in Jose Mourinho uu qabanayo xilka Man United?..(DAAWO SAWIRRO)
(London) 23 Maajo 2016. The Sun ayaa soo bandhgitay sawirro bixinaya qishkii ugu waynaa in Jose Mourinho uu ku soo…
Read More » -
Italy
Tababare Conte oo shaaciyay liiska horudhaca ah ee ciyaartoyda ka qaybgalaya Euro 2016
(Roma) 23 Maajo 2016 Tababare Antonio Conte ayaa si rasmi ah u shaaciyay liiska horudhaca ah ee ciyaartoyda ka qayb galaya koobka…
Read More » -
England
Ka bogo KOOBABKA ay ku guuleysteen tababaraha laga ceyriyay Man United Van Gaal iyo midka soo socda ee Jose Mourinho
(Manchester) 23 Maajo 2016. Waxaa xilka laga xayuubiyay tababare Louis van Gaal iyo waliba shaqaalihii ka hoos shaqeynayay ee Man…
Read More » -
Germany
“Guardiola kuma fashilmin Bayern Munich” – Manuel Neuer
(Munich) 23 Maajo 2016 Goolhayaha kooxda Bayern Munich Manuel Neuer ayaa difaacay tababarihiisa Pep Guardiola kaas oo ku guul daraystay inuu Champions…
Read More » -
England
Waa sidee xaalka Ryan Giggis miyuu isna raacay dadkii laga ceyriyay Man United?
(Manchester) 23 Maajo 2016. Waxaa isla kacsan xaalada kooxda Man United oo waxaa goor dhow lagu dhawaaqay in xilka laga…
Read More »