EEG SAWIRKA: Sax ma ahan goolkii uu Harry Kane u dhaliyay xulkiisa England

kanee

(England) 22 Maajo 2016. Xulka England ayaa guul ciriiri ah ka gaaray xulka Turkiga ciyaar saaxiibtinimo ay dhawaan ku yeesheen Etihad Stadium taa oo ku soo idlaatay 2-1.

Bilowga ciyaarta waxaa xulka saddexda Libaax goolka ugu daah furay dhaliyaha kooxda Tottenham Harry Kane laakiin ma ahayn mid saxan oo wuxuu dhex taagnaa weliba si loo wada jeedo Offside.

Xiddiga ay isku kooxda yihiin ee Dele Alli ayaa kubbada u habeeyay Kane laakiin markii uu Alli adeega bixinayay Kane wuxuu ku jiray offside.

EEG SAWIRKA:

kane

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close