Daawo: Philipp Lahm oo ku qasbay Guardiola in uu ruxo koobkii ay xalay qaadeen!

LahmPep

(Munich) 22 Maajo 2016. Pep Guardiola waxa uu xalay leyliyey Bayern Munich kulankiisii ugu dambeeyey kaddib markii ay ka qaadeen Dortmund koobka DFP Pokal-ka.

Guardiola waxa uu qaban doonaa shaqada Man City xagaaga kaddib saddex sano oo uu hogaaminayey Bayern.

Hadaba xalay kolkii ay qaadeen koobka germany halkii uu kabtanka kooxda Lahm ruxi lahaa, waxa uu inta u tagay Pep ku qasbay in uu isaga kor u qaado!

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close