Saxiixa cusub ee Arsenal Granit Xhaka oo dhaxli doona Lambarka Coquelin, Sanchez oo lambar cusub qaadanaya…(Lambarada Arsenal ee xilli ciyaareedka cusub oo si qarsoodi loo shaaciyay)

saxix

(London) 21 Maajo 2016. Goor dhow ayay ahayd markii la faafiyay sawirrada Granit Xhaka oo xiran maaliyadda cusub ee kooxda Arsenal xilli ay Gunners weli aysan shaacin saxiixeeda cusub iyo waliba maaliyadda ay ku ciyaari doonto kal ciyaareedka soo socda.

Isla shaqsigii sawiradaasi shaaciyay ayaa intaas ku ekaan oo wuxuu markanna daaha ka rogay qaar ka mid ah lambarada ay xiran doonaan xiddigaha Arsenal.

saxix1

Saxiixa cusub ee Gunners Granit Xhaka ayaa dhaxli doona lambarka 34-aad ee Francis Coquelin halka Coquelin uu isna xiran doono NO. 8 uu kooxda u xiran jiray Mikel Arteta kaa oo kooxda ka tagi doona.

Petr Cech ayaa xiran doona No.1 oo uu xiran jiray Wojciech Szczesny halka Alexis Sanchez uu lambarka 17 u badelan doono NO. 7 oo waxaa ka tagi doona lambarkaas Tomas Rosicky.

 guners

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close