Day: May 21, 2016
-
Italy
ACM VS JUV 0-1…Kooxda Juve oo noqotay kooxdii ugu horreeysey ee labaaleey isxigta qaadda + Sawirro
(Roma) 21 Maajo 2016 – Kooxda Juve ayaa sanadkeedii 2-aad oo xiriir ah isku qaadday labaaleey kaddib markii ay 1-o…
Read More » -
England
FA Cup Final: Jesse Lingard oo ka caawiyay Man United hanashada koobkii 12-aad ee FA Cup
(London) 21 Maajo 2016 Man United ayaa soo barbareeysay Arsenal kadib markii ay hanatay koobkoodii 12-aad ee FA Cup, waxaana ka…
Read More » -
England
Saxiixa cusub ee Arsenal Granit Xhaka oo dhaxli doona Lambarka Coquelin, Sanchez oo lambar cusub qaadanaya…(Lambarada Arsenal ee xilli ciyaareedka cusub oo si qarsoodi loo shaaciyay)
(London) 21 Maajo 2016. Goor dhow ayay ahayd markii la faafiyay sawirrada Granit Xhaka oo xiran maaliyadda cusub ee kooxda…
Read More » -
France
GOOGOOSKA: Paris Saint Germain vs Olympique Marseille 2-4 (Couppe de France final)
Paris Saint Germain – Olympique Marseille Gool FM
Read More » -
England
Waa kuma saxiixa cusub ee Arsenal Granit Xhaka?…(Halkan ka aqriso wax kasta oo aad uga baahan tahay)+SAWIRRO
(London) 21 Maajo 2016. Xiddiga qadka dhexe ee naadiga Borussia Monchengladbach Granit Xhaka ayaa ku dhawaad 30-milyan ugu soo dhaqaaqay…
Read More » -
Germany
GOOGOOSKA: Borussia Dortmund vs Bayern Munchen 0-0 (4-3) (DFB Final)
Borussia Dortmund: Burki; Piszczek, Hummels, Sokratis, Schmelzer; Castro, Bender, Weigl; Mkhitaryan, Aubameyang, Reus. Kaydka: Weidenfeller, Sahin, Ramos, Pulisic, Kagawa, Ginter,…
Read More » -
Italy
HA CUNIN SI AAD U CIYAARTO: Xulka Talyaaniga oo laga mamnuucay cuntooyin muhim ah! (Maxaa ka mid ah)
(Coverciano) 21 Maajo 2016 – Antonio Conte ayaa xulka Talyaaniga ka mamnuucay jallaatada, pasta-da, pizza-da iwm si ay iyagoo faya…
Read More » -
Uncategorized1
Maanta laguma xasuusan doono oo kaliya inuu ciyaaraha ka fariisanayo Diego Milito oo waxaa kaloo lagu xusuusan doonaa….+SAWIRRO
(Argentina) 21 Maajo 2016. Waxaa maanta ciyaaraha ka fariisanaya weeraryahankii hore ee Inter Milan Diego Milito laakiin intaa oo kaliya…
Read More » -
Suuqa
Chelsea oo wada hadalo hordhac ah la furtay goolhayaha koowaad ee Inter Milan
(London) 21 Maajo 2016. Sida ay sheegeyso jariiradda Gazzetta dello Sport in agaasimaha Inter Milan Piero Ausilio uu u duulay…
Read More »