Waa kee laacibka Adduunka ugu caansan?… (Ma Messi mise Ronaldo?, ka bogo 20 laacib ee ugu shacbiyadda badan kubadda cagta caalamka?)

top-footballer-brands_1lhk3nh94ueds14nm3twa82l38

(World) 19 Maajo 2016 – Shabakadda Brandtix ayaa shaaca ka qaaday 20 ciyaaryahan ee ugu shacbiyadda badan kubadda cagta Caalamka, iyadoo ay safka hore ka soo muuqdeen xiddigo ka tirsan kooxaha Real Madrid iyo Barcelona.

Waxa ay ku salaysay shabakaddan Brandtix 20 laacib ee ay ku sheegtay inay yihiin kuwa ugu caansan ama ugu shacbiyadda badan kubadda cagta barahooda xiriirka bulshada sida Facebook, Twitter iyo Instagram.

Weeraryahanka kooxda Real Madrid ee Cristiano Ronaldo ayaa noqday laacibka ugu shacbiyadda badan kubadda cagta caalamka, waxaana uu xiddiga ay xafiiltamaan ee Barcelona Lionel Messi ka soo muuqday kaalinta saddexaad, iyadoo uu booska labaad ku garaacay Neymar.

Haddaba halkaan hoose ka eeg magacyada xiddigahaas, sawirradooda iyo sida ay u kala horreeyaan:-

1: Cristiano Ronaldo

Top Footballer Brands

2: Neymar

Top Footballer Brands

3: Lionel Messi

Top Footballer Brands

4: Zlatan Ibrahimovic

Top Footballer Brands

5: Luis Suarez

Top Footballer Brands

6: Mesut Ozil

Top Footballer Brands

7: James Rodriguez

Top Footballer Brands

8: Andres Iniesta

Top Footballer Brands

9: Gareth Bale

Top Footballer Brands

10: Iker Casillas

Top Footballer Brands

11: David Luiz

Top Footballer Brands

12: Wayne Rooney

Top Footballer Brands

13: Sergio Ramos

Top Footballer Brands

14: Gerard Pique

Top Footballer Brands

15: Karim Benzema

Top Footballer Brands

16: Manuel Neuer

Top Footballer Brands

17: Sergio Aguero

Top Footballer Brands

18: Marcelo

Top Footballer Brands

19: David de Gea

Top Footballer Brands

20: Cesc Fabregas

Top Footballer Brands

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close