Daawo sawiradda tababarkii Man United ee kahor fiinaalaha FA Cup, waxaa qeyb ka ah Luke Shaw

(Manchester) 19 Maajo 2016. Waxaa manta tababarka Red Devils ka soo muuqday Luke Shaw oo kooxda aan u dheelin tan iyo bishii September.

Hayeshee, wali ma cada in uu FA Cup-ka fiinaalihiisa ay United Crystal Palace Wembley  kula balansan tahay ciyaari doono iyo in kale.

DAAWO SAWIRADDA

1 2 3 4 5 6 7

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close