Day: May 19, 2016
-
England
MASAWIR MURUGAYSAN: Taageere Coutinho oo murugeysan masawir ka codsaday + Sawirro
(Basel) 19 Maajo 2106 – Maqaam kasta maqaal ayuu leeyahay – balse in aad selfie ka codsato laacib ka tirsan…
Read More » -
Ameerika
DAAWO: Otoreetadii ugu qosolka badnayd!
(Assuncion) 19 Maajo 2016 – In gool la dhaliyo waa mid ka mid ah dareennada ugu xiisaha badan kubadda cagta,…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
”Eeygayga Messi ayaa lagu magacaabaa” – Isco oo ka hadlay cidda magacaas u bixisay!
(Madrid) 19 Maajo 2016 – Laacibka khadka dhexe ee Real Madrid ee Isco ayaa sheegay inuusan eeygiisa jidka la mari…
Read More » -
Italy
Kooxaha AC Milan & Juventus oo gaarey magaalada Roma + Sawirrada
(Roma) 19 Maajo 2016 – Kooxaha AC Milan iyo Juventus oo fiidka Sabtiga ku loollami doona final-ka Coppa Italia ayaa…
Read More » -
Wararka
Daawo sawiradda tababarkii Man United ee kahor fiinaalaha FA Cup, waxaa qeyb ka ah Luke Shaw
(Manchester) 19 Maajo 2016. Waxaa manta tababarka Red Devils ka soo muuqday Luke Shaw oo kooxda aan u dheelin tan…
Read More » -
England
Waa kee laacibka Adduunka ugu caansan?… (Ma Messi mise Ronaldo?, ka bogo 20 laacib ee ugu shacbiyadda badan kubadda cagta caalamka?)
(World) 19 Maajo 2016 – Shabakadda Brandtix ayaa shaaca ka qaaday 20 ciyaaryahan ee ugu shacbiyadda badan kubadda cagta Caalamka,…
Read More » -
Champ' League
Maanta oo kale 4-sano ka hor Chelsea ayaa ku guuleysatay Champions League…(Halkan ka aqriso xiddigahaas iyo meesha ay kala joogaan iminka)+SAWIRRO
(London) 19 Maajo 2016. Waxaa la is waydiiyay su’aasha ah aaway xiddigihii Chelsea u gacan galiyay koobkii ugu horreeyay taariikhdeeda…
Read More » -
England
“England diyaar ayeey u tahay ku guulaysiga Euro 2016” – Joe Hart
(London) 19 Maajo 2016 Goolhayaha xulka qaranka ingiriiska ee Joe Hart ayaa shaaciyay in xulkiisu uu diyaar u yahay ku guulaysiga koobka…
Read More » -
Wararka
Ronald Komena oo doonaya in uu badalo Arsene Wenger halka Barcelona…?
(London) 19 Maajo 2016. Tababaraha Southampton Ronald Koeman waxa uu xiiseenaya sida wararku qabaan noqoshada maamulaha Arsenal. Ronald Koeman waxaa…
Read More » -
Wararka
Daawo Sawiradda: Bastian Schweinsteiger oo magaalada Mallorca isugu diyaarinaya Euro 2016
(Mallorca) 19 Maajo 2016. Xiddiga khadka dhexe ee Manchester United iyo Bastian Schweinsteiger ayaa isu diyaarianya tartanka Euro 2016 isaga…
Read More »