Day: May 18, 2016
-
England
EL: LIV VS SEV 1-3…Kooxda Sevilla oo markeedii 3-aad oo xiriir ah EL sidata kulan ay si xun u gashay Liverpool + Sawirro
(Basel) 18 Maajo 2016 -Kooxda Sevilla ayaa markeedii 3-aad oo xiriir ah hanatay koobka EL, kaddib markii ay si xun…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
HADDAAD DOONTAAN DACWOODA: ”Haddaad sidaan usii ciyaartaan lacag idin siin maayo” – Berlusconi oo AC Milan indhaha u shitay!
(Milano) 18 Maajo 2016 – Madaxwaynaha AC Milan ee Silvio Berlusconi ayaa laacibiinta kooxdiisa ugu hanjabey inuusan mushaar siin doonin…
Read More » -
England
GOOGOOSKA: Liverpool FC vs FC Sevilla 1-3 (Riyadii Reds oo ribbatey)
TOOS St Jakob-Park Liverpool: Mignolet, Clyne, Lovren, Toure, Moreno, Milner, Can, Lallana, Firmino, Coutinho, Sturridge. Kaydka: Ward, Benteke, Henderson, Lucas, Allen, Origi,…
Read More » -
England
SAWIRRO XUL AH: Xulka England oo bilaabay is diyaarintooda Euro 2016
(England) 18 Maajo 2016. Xulka lagu naaneyso saddexda libaax ayaa bilaabay diyaar garowgoodii ugu horreeyay ee tartanka Euro 2016 ee…
Read More » -
Suuqa
“18-kooxood ayaa saf iigu jirta oo i doonaya.”.
(Nice) 18 Maajo 2016. Hatem Ben Arfa ayaa sheeganaya inay doonayaan 18-kooxood balse uu isagu liiskaasi dheer ka soo reebay…
Read More » -
Wararka
DEG DEG: Safafka Rasmiga ah ee Liverpool iyo Sevilla final ka Europe League
(Basel) 18 Maajo 2016. Daqiiqado yar ayaa naga xiga in lagu dhufto seeriga ciyaarta final ka Europe League ee Basel…
Read More » -
England
Chelsea oo ka furatay ADIDAS lana xiratay NIKE…(Blues waxaa ka qaalisan oo kaliya Man United)
(London) 18 Maajo 2016. Naadiga Chelsea ayaa heshiis xayaysiin oo maaliyadeeda la gali doonta shirkadda Nike kaa oo ku…
Read More » -
Spain
Horaa loo celin waayay isagoo xiran kabo caadi ah bal ka waran marka uu kabahan soo xirto Final ka Champions League…(Cristiano Ronaldo oo kabo cusub ku ciyaaraya)
(Madrid) 18 Maajo 2016. Malaha haddii uu Ronaldo ku ciyaaro xitaa cago caddaan 30-gool wuu dhalin karaa xilli ciyaareedkii, laakiin…
Read More » -
Aragtida
Liverpool oo midabka cas u badashay ‘BASEL” [Daawo Sawiradda]
(Basel) 18 Maajo 2016. Liverpool iyo Sevilla waxa ay luqmaha iskula gali doonaan fiinaalaha Europa League oo ka dhici doona…
Read More »