DEG DEG: Ciyaaryahanada xulka Germany Euro 2016 ku matali doona oo lagu dhawaaqay

327DFD7400000578-3594701-image-m-1_1463486636397

(Berlin) 17 Maajo 2016. Laacibka khadka dhexe ee Manchester United Bastian Schweinsteiger ayaa lagu daray safka Euro 2016 ku matalaya Germany waxaana ku weheliya Mezut Ozil.

Schweinsteiger waxa uu  18 jeer u ciyaaray Manchester United tan iyo markii uu xagaaga uga soo biiray Bayern Munich.

Ozil, dhinaca kale, isaga oo sameeyey 19 caawinaad xilli ciyaareedkan ayaa qeyb ka ah 27-ka laacib ee loo xushay matalida Germany waxaana ka garab dheeli doona xiddiga Liverpool ee Rmre Can.

 

Capture

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close