Daawo muuqaalka fursadihii halista ahaa iyo goolashii la iska dhaliyey kulankii dhexmaray Man United iyo Bournemouth

3

(Manchester) 18 Maajo 2016 – Manchester United ayaa guul ku soo gabagabaysay horyaalka Premier League, markii kulankii ugu dambeeyey horyaalka Ingiriiska ay guul 3-1 ka gaartay naadiga Bournemouth oo marti ugu ahayd garoonka Old Trafford.

Waxa ay Man United goolasha ka kala heshay 43′ Wayne Rooney, 75′ Marcus Rashford, 87′ Ashley Young, iyadoo goolka qura ee kulankan laga dhaliyey United uu ahaa gool uu si qaldan isaga dhaliyey dhammaadkii ciyaarta daafaca United ee Chris Smalling.

Guji halkaan si aad u daalacato natiijada kulankan iyo sawirrada ciyaartan.

Haddaba halkaan hoose ka eeg fursadihii halista ahaa ee la isku helay iyo goolashii la iska dhaliyey kulankan u dhexeeyey kooxaha Manchester United iyo Bournemouth:-

Gool FM.

 

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close