DAAWO: Maxaa kala qabsaday Eden Hazard iyo wiilkiisa 3-jirk ah

hazard

(London) 16 Maajo 2016. Markii ay dhamaatay ciyaartii ugu dambeysay ay Chelsea ciyaarto kal ciyaareedkan horyaalka Premier League ay la yeelatay Leicester City ayaa dhacdo qurxoon waxay garoonka ku dhex martay Eden Hazard iyo wiilkiisii 3-jirka ah.

Hazard ayaa goysmadii uu ku hayay daafacyada Premier League ku baroobeeyay wiilkiisa intaa oo kaliya uguma ekeene markii uu inanka yar isku dayay inuu  kubbada qaato ayuu misane jilaafeeyay.

Haddaba daawo Hazard vs wiilkiisa saddex jirka ah:

Eden Hazard & Son at Chelsea

Eden Hazard shows his son no mercy at Stamford Bridge…[Instagram: @kanyakorn_chelsea]

Posted by Bleacher Report Football on Monday, 16 May 2016

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close