DAAWO: Goolashii ugu quruxda badnaa Premier League ee xilli ciyaareedkan…(Midkee ku leh?)

(England) 17 Maajo 2016. Xilli ciyaareedka Premier League ayaa soo idlaaday iyadoo ay Leicester City si lama filaan ah horyaalka uga dhex qaadatay kooxaha tunka wayn ee Ingiriiska.
Haddaba intii uu socday ayaa la iska dhaliyay goolal caaqibo leh, waxaana halkan kugu heynaa goolashii ugu quruxda badnaa ee kal ciyaareedkan laga dhaliyay PL.
Waxaa ka soo xiganay bogga Facebook ee Saxafiga Farhan Jimale.
Midkee is leedahay wuu ugu sitaa?
DAAWO: Goolashii ugu quruxda badnaa horyaalka Ingiriiska ee sanadkan
Posted by Farhan Jimale on Monday, 16 May 2016
Gool FM.