Daawo Filimkii Bastian Schweinsteiger laga duubay ee Clash Of Kings [Sawiro]

1

(Manchester) 17 Maajo 2016. Laacibka khadka dhexe ee Mancehster United Bastian Schweinsteiger ayaa lagu wadaa in uu ka soo muuqdo xayeysiin cusub oo la sameenayo Shirkada Telefoonada gacanta ee IPhone ap, magaca xayeysiinta  waa Clash of Kings.

Laacibka Germany lama iman doorkii uu rabay in uu la qaato xilli ciyaareedka Mancehster United. Waxaa cur yaamiyey dhaawacyo hadana waxaa la filayaa in uu seego Euro 2016.

Hase yeshee, 31 jirka waxa uu muqdaa mid ku raaxeysanaya banaanka garoona , kaddib markii la soo wariyey in uu duubayo xayeysiinta Clash of Kings.

Sida laga soo xiganayo jariirada Germany, Bild, Schweinsteiger kaalintiisa jilniinka waa boqorka ganacsiga waxa uuna dadka ugu baaqi doona in ay la soo dagaan ciyaarta (Game) oo ay dheelaan.

Ma cada waqtiga xayeysiinta la soo deyn doono laakiin waxaa xiiso leh in la arko Schweinsteiger oo qeyb ka ah.

Tolow ma qaadi doona dhabihii halyeygii Manchester United. Eric Cantona, oo a noqon doona atoore marka uu dheesha ka fariisto? Waan arki doona.

2 3 4 5 6 7 34487AA300000578-3594548-Schweinsteiger_looks_annoyed_as_he_is_made_to_pause_his_game_jus-m-11_1463483260902

 

 

 

DAAWO

 

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close