Day: May 17, 2016
-
England
Daawo muuqaalka fursadihii halista ahaa iyo goolashii la iska dhaliyey kulankii dhexmaray Man United iyo Bournemouth
(Manchester) 18 Maajo 2016 – Manchester United ayaa guul ku soo gabagabaysay horyaalka Premier League, markii kulankii ugu dambeeyey horyaalka…
Read More » -
England
EPL: Manchester United oo guul ku soo xirtay horyaalka Premier League, markii ay Old Trafford ku garaacday Bournemouth + Sawirro
(Manchester) 18 Maajo 2016 – Manchester United ayaa guul ku soo gabagabaysay horyaalka Premier League, markii kulankii ugu dambeeyey horyaalka…
Read More » -
Spain
“Haddii kubadda cagtu ay leedahay cadaalad Atletico ayaa ku guulaysan doonta Champions League” – Gianluigi Buffon
(Milan) 17 Maajo 2016 Goolhayaha kooxda Juventus Gianluigi Buffon ayaa ka hadlay kulanka lawada sugayo ee Final-ka Champions League kaas oo u…
Read More » -
England
Liverpool oo war farxad leh helaysa ka hor kulanka habeen dambe ee Final-ka Europa League
(Liverpool) 17 Maajo 2016 Tababare Jurgen Klopp ayaa helaya war lagu farxo kadib markii uu si buuxda tababarka uga qayb qaatay…
Read More » -
Ameerika
Conor McGregor oo dab ku sii shiday xanta sheegeysa inay fooda is dari karaan Floyd Mayweather….(Kulan la wada sugayo)+SAWIRRO
(America) 16 Maajo 2016. Xiddiga UFC Conor McGregor ayaa dab ku sii shiday xanta ahayd inay fooda is dari karaan…
Read More » -
Soomaaliya
Yaa ku guuleystay gool dhalinta horyaalka Soomaaliya ee xilli ciyaareedkan?+SAWIR
(Muqdisho) 16 Maajo 2016. Waxaa si qurux badan u soo idlaaday horyaalka heerka koowaad ee Soomaaliya oo ay hanatay kooxda…
Read More » -
England
DAAWO: Maxaa kala qabsaday Eden Hazard iyo wiilkiisa 3-jirk ah
(London) 16 Maajo 2016. Markii ay dhamaatay ciyaartii ugu dambeysay ay Chelsea ciyaarto kal ciyaareedkan horyaalka Premier League ay la…
Read More » -
England
DAAWO: Goolashii ugu quruxda badnaa Premier League ee xilli ciyaareedkan…(Midkee ku leh?)
(England) 17 Maajo 2016. Xilli ciyaareedka Premier League ayaa soo idlaaday iyadoo ay Leicester City si lama filaan ah horyaalka…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Daawo Filimkii Bastian Schweinsteiger laga duubay ee Clash Of Kings [Sawiro]
(Manchester) 17 Maajo 2016. Laacibka khadka dhexe ee Mancehster United Bastian Schweinsteiger ayaa lagu wadaa in uu ka soo muuqdo…
Read More » -
Germany
DEG DEG: Ciyaaryahanada xulka Germany Euro 2016 ku matali doona oo lagu dhawaaqay
(Berlin) 17 Maajo 2016. Laacibka khadka dhexe ee Manchester United Bastian Schweinsteiger ayaa lagu daray safka Euro 2016 ku matalaya…
Read More »