SAWIRRO XUL AH: Leicester City oo basas badan ku soo bannaan bixisay koobkeeda Premier League…(Inkabadan 100,000 oo taageerayaal oo isugu soo baxay magaalka)

(Leicester) 16 Maajo 2016. Kooxda sida lama filaanka ah ku qaaday Premier League ee Leicester City ayaa soo bannaan bixisay koobkeeda iyadoo marsiineysa wadooyinka magaalada.

Inkabadan 100,000 oo taageerayaal ayaa isugu soo baxay iyagoo magaalka ka wada dhigan wada Buluug.

Ka boggo sawirro tiro badan, Vardy oo inta fooraariyay koobka Premier League misane madaxa surtay iyo sawirro kale:

le le1 le2 le3 le4 le5 le6 le7 le8 le9 le10 le11 le14 le15 le16 le17 le18 le19 le20 le21 le22 le23 le24 le25 le26 leeee

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close