SAWIRRO: Liverpool oo u duushay Basel ka hor final-ka Europe League ee arbacada

(England) 16 Maajo 2016. Kooxda Liverpool ayaa u duushay dalka Switzerland ka hor kulanka arbacada ee Final-ka Europe League.

Kooxda ka socota Premier League ayaa Basel kula ciyaari doonta naadiga ka socda La Liga ee Sevilla taa oo haddii ay ku guuleysato koobkan noqoneysa markii saddexaad oo xiriir ah.

DAAWO SAWIRRO:

liver liver1 liver2 liver3 liver4 liver5 liver6 liver7 liver8 liver9 liver10
Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close