RASMI: Xiddigaha England uga qeyb galaya Euro 2016 oo lagu dhawaaqay…(Walcott oo la cunay iyo Weeraryahanka Dugsileyda ee Rashford oo loo yeeray)

kow4

(England) 16 Maajo 2016. Tababaraha xulka England Hodgson ayaa ku dhawaaqay xiddigaha uga qeyb galay koobka Euro 2016 ee dhawaan ku qabsoomi doona dalka Faransiiska.

Xiddig yaraha Man United Rashford iyo weeraryahanka Newcastle United Andros Townsend ayaa ka soo muuqday shaxda, laakiin waxaa la cunay sida la filayayba wiilka ay maalmahaan ka jiiftay ee Theo Walcott.

Kulamada xulka England ku soo fooda leh ayaa kala ah:

Kuwa saaxibtinimo:

May 22 – Turkey (Etihad Stadium)

May 27 – Australia (Stadium of Light)

June 2 – Portugal (Wembley)

Wareega group-yada ee EURO 2016:

June 11 – Russia (Bordeaux)

June 16 – Wales (Lens)

June 20 – Slovakia (Saint-Etienne).

Xulka England ayaa loo magacaabay sidan:

Goolhaye: Fraser Forster (Southampton), Joe Hart (Manchester City), Tom Heaton (Burnley).

kow

Daafaca: Ryan Bertrand (Southampton), Gary Cahill (Chelsea), Nathaniel Clyne (Southampton), Danny Rose (Tottenham), Chris Smalling (Manchester United), John Stones (Everton), Kyle Walker (Tottenham).

kow1

Qadka Dhexe: Dele Alli (Tottenham), Ross Barkley (Everton), Fabian Delph (Manchester City), Eric Dier (Tottenham), Danny Drinkwater (Leicester City), Jordan Henderson (Liverpool), Adam Lallana (Liverpool), James Milner (Liverpool), Raheem Sterling (Manchester City), Andros Townsend (Newcastle), Jack Wilshere (Arsenal).

kow2

Weerarka: Harry Kane (Tottenham), Marcus Rashford (Manchester United), Wayne Rooney (Manchester United), Daniel Sturridge (Liverpool), Jamie Vardy (Leicester City).

kow3

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close