Day: May 16, 2016
-
England
SAWIRRO XUL AH: Leicester City oo basas badan ku soo bannaan bixisay koobkeeda Premier League…(Inkabadan 100,000 oo taageerayaal oo isugu soo baxay magaalka)
(Leicester) 16 Maajo 2016. Kooxda sida lama filaanka ah ku qaaday Premier League ee Leicester City ayaa soo bannaan bixisay…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Cajiib: Tababare koox kubadda cagta ah oo la xiray, iyadoo loo haysto inuu dilay afar qofood, kaddibna gubay!!
(Zurich) 16 Maajo 2016 – Waddanka Switzerland ayaa waxaa shalay lagu xiray Tababare muddo dheer laylinayay koox kubadda cagta kaddib…
Read More » -
Wararka
SAWIRRO: Liverpool oo u duushay Basel ka hor final-ka Europe League ee arbacada
(England) 16 Maajo 2016. Kooxda Liverpool ayaa u duushay dalka Switzerland ka hor kulanka arbacada ee Final-ka Europe League. Kooxda…
Read More » -
England
John Terry oo kansalay xafladii sagootinta ee loogu qaban lahaa Stamford Bridge…(Waa sidee xaalku?)
(London) 16 Maajo 2016. Waxaa usbuucyada soo soo socda soo afjarmi doona heshiiska uu John Terry ugu joogo Chelsea waxaana…
Read More » -
France
Waa lagu guuleystay qalliinkii Marco Verratti..(Kooxda iyo laacibka oo hadlay)
(Paris) 16 Maajo 2016. Kubbad qaabeeyaha PSG Marco Verratti ayaa maray qalliin gumaarka ah, waxayna xaqiijineysaa kooxda reer France inay…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Jamie Vardy oo iska iibinaya Baabuurkiisii hore… (Meeqa ayaad ku heli kartaa Gaariga Verdy?) + Sawirro
(Liecester) 16 Maajo 2016 – Weeraryahanka kooxda Liecester City ee Jamie Vardy ayaa suuqa soo dhigay Baabuurkiisii hore ee Mercedes…
Read More » -
Spain
Claudio Ranieri oo ka hadlay kooxda uu jecelyahay inay ku guulaysato Champions League
(Madrid) 16 Maajo 2016 Tababaraha kooxda Leicester City Claudio Ranieri ayaa ka hadlay kooxda uu jecelyahay inay hanato Champions League xiliciyaareed kan.…
Read More » -
England
“Mario Gotze waa uu na caawin karaa” – Roberto Firmino
(Liverpool) 16 Maajo 2016 Laacibka reer Brazil ee kooxda Liverpool Roberto Firmino ayaa soo dhaweeyay in kooxdiisu ay la soo wareegto laacibka…
Read More » -
England
DAAWO: Wiilka Cazorla oo ka yaabsaday ilmaha yar yar ee ciyaartoyda kale ee Arsenal
(London) 16 Maajo 2016 5 jirka uu dhalay laacibka qadka dhexe ee kooxda Arsenal Santi Cazorla ayaa ka yaabiyay qaar kamid…
Read More » -
England
Waa sidee dareenka Theo Walcott kaddib markii laga reebay xulka England ee Euro 2016?
(England) 16 Maajo 2016. Tababare Roy Hodgson ayaa maanta xushay shaxdiisa 26-ka xiddig ee xulka England u matalaya koobka Euro…
Read More »