Kulanka Arsenal Vs Aston Villa oo laga daawan doono Telefishin loogu talagay ‘MAJAAJILO!” Maxaa wacay?

(London) 15 Maajo 2016. Gunners waxa ay raadineysaa fursad ay kaalinta labaad uga galeyso Tottenham

wenger_yoda_2863728a

Baadi goobka Arsenal ugu jirto kaalinta labaad waxaa qiime u yeelay Telefishino abaal-marino saadaala bixiya oo USA laga daawado.

Gunners kulanka ugu dambeeya ee xilli ciyaareedkan waxa ay axada la dheeli doonta Aston Villa waxaana si toos ah looga daawan doona Telefishinka sci-fi channel.

Iyada oo ay Telefishinada Mareykanka baahin doonaan kulamada ugu dameeya ee Premier League, tiro ka mida oo aan hore looga baran ayaa loo doortay in si toos ah looga daawado.

02_13222207_1c4b18_2863600a

03_13222207_1fdf3d_2863601a 04_13222207_304581_2863603a 05_13222207_29d30c_2863604a

Telefishinada majaajilada sida Oxygen iyo E! waxa ay baahin doonaan kulanka Watford iyo Sunderlan iyo Soutampton iyo Crystal Palace.

Arsenal wali kaalinta labaad wey gali karaan haduu ay garaacaan Aston Villa oo heerka labaad u dhacday waa hadii Tottenham ay guul daro kala kulanto Newcastle.

Hadii aysan dhicin , Gunners waxa ay boos ka hooseeya Spurs ku dhameysan doontaa markii ugu horeeyey tan iyo 1995.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close